toddobaadleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.