tolayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tolay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tolay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur