tolla'ay

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Hayaay!, waawareey!, ciidamoow.

hayaay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa.