hayaay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yeerid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. yeer². ld yeeris².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naayaa

Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal

Macnaha:

  1. Erey haweeney lala hadlayo dareenkeeda lagu soo jeediyo, xushmadarrana huwan. ld naa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur