Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ommo/-lmo, dh)
Macnaha:
- ld tolan¹.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-anno, m.dh)
Macnaha:
- Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
- Wax la tolay ahaansho.