toojoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood¹.
toodQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo.ld tooda².