toodQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo.ld tooda².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
toojoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
toodaQaabnax: mu.lh.dhMacnaha:(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”.Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0