tooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg toor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
toorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0