toor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
  2. 1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur