toosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.1. Nafley hurdo ka kicid. 2. Wax aan qalqalooc lahayn noqosho. 3. Qalad, wanaag ku beddelid.+Ku dar▲0▼0