toosin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg toosi.

toosi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley hurdo ka kicin. 2. Wax qallooc ka bi'in. 3. Cid qalad ka leexin.