tuhmeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Macnaha:ld tuhun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tuhunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Shaki; male; bidaal; dareen.Ku t.: fal inuu dhacay malayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0