tukubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld tukubid.1. Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
tukubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tukub². ld tukub¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00