tulux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Buro weyn oo oogada ka baxda.
  2. (daaw.) Gal aan caadi ahayn oo ay biyo ama wax kale ka buuxaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur