tumaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof biraha farsameeya. 2. Sab.
  2. Naag tumaal ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
  2. Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur