tumunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fallarQaabnax: m.l.tIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tummunQaabnax: m.l.tIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Rubuc laba loo dhigay meel; fallar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0