tuunsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.
  2. Wax meel ku uruuray noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur