Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg tuunsan². ld tuunsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.
Wax meel ku uruuray noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur