tuuqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tuuqso. ld tuuqsad, tuuqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuuqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuuqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tuuqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuuqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tuuqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur