tuurin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-inno/-imo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko. 2. Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.