wareershe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xarig jeegada iyo tuurinka isu haya oo neef geel ah oo ilmo lagu sidkayo lagu xiro. 2. Suuman la qurxiyey oo fardaha madaxa loo geliyo.