Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg tuuran, tuuran¹. ld tuulnaan, tuulnaansho, tuurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
Wax gacanta lagu gamay ahaansho.
Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur