ubaxley

Qaabnax: m.dh (bot.)

Macnaha:

  1. Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur