udgin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg udgi. ld udgoonayn.

Lamidka: udgi, udgoonayn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

udgi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax caraf u yeelid. ld udgoonee.

Lamidka: udgoonee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

udgoonayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld udgin.

Lamidka: udgin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur