fooxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beeyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xabag udgoon, lagu uunsado oo ka baxda geedaha meyddiga moxorka, guraha iwm.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
luubaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xabag ka baxda geedaha xijiga ah oo udgoon, la shito; mayddi, foox.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0