umaamadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg umaamad. ld amaamudid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
umaamadQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-day, -dday)Macnaha:Maal aruursasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
amaamudidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg amaamud². ld amaamud¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0