amaamudidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg amaamud². ld amaamud¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
amaamudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Alkun; abuur. 2. A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey. 3. amaamudid.Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0