umlid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg umal². ld umashood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

umal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caro ciilqab ah.
  2. Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

umashood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. ld umlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur