Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Caro ciilqab ah.
Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ooday, -ootay)
Macnaha:
Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur