Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Shareero.
Lamidka: Shareero
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, ml.)
Macnaha:
(muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.
1. Wax qarsasho. 2. Weji dhar ku daboolasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur