shareero
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, ml.)
Macnaha:
- (muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.
- 1. Wax qarsasho. 2. Weji dhar ku daboolasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

