Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg unko. ld unkad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-kaday, -katay)
Macnaha:
Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur