mac

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay. 2. Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab. 3. Dhunkasho (caruureed).
  2. 1. Wax macaan ahaansho. 2. Cano dhay eh ahaansho. 3. Wax cayilan ahaansho (neef).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur