ursato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayayaanka jaad ka mid ah oo doorshaanka ka sii yaryar kana fudfudud oo aan wax qaniinin.