urur shaqaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur