usar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld unsar.

unsar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wasakh yar oo ku jirta weel hoore ku jira salkiisa. ld usar.