Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
ld usduuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur