uurrays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabaggaalle. 2. Ubad geel ama dad oo diifeysan ama korriimmadii ka xumaatay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaggaalle

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur