uurweynaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caloolweynadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur kaneecada laga qaado oo beeryarada barariya; bu'; weled. ld uurweynaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0