Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg waabariiso. ld waabberiiso.
Lamidka: waabberiiso, waabariiso
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
ld waabariiso.
Lamidka: waabariiso
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso.
Lamidka: waabberiiso
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur