waabberiiso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld waabariiso.

Lamidka: waabariiso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabariiso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso.

Lamidka: waabberiiso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur