waabariisiiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.Lamidka: waabberiisiiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waabberiisiiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:ld waabariisii.Lamidka: waabariisiiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0