waabariisiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waabariisii. ld waabberiisiin.

Lamidka: waabberiisiin, waabariisii

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabberiisiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld waabariisiin.

Lamidka: waabariisiin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabariisii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.

Lamidka: waabberiisii

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur