Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg waabi.
Lamidka: waabi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Cid ama wax socday hakin. 2. Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku
gabbado u taagid; baacin.
Lamidka: baacin
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur