waabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid ama wax socday hakin. 2. Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.

Lamidka: baacin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baacin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaci.

Lamidka: baaci

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur