waajibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waajib².

waajib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-baad, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.
  2. Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.