waajib
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-baad, m.l)
Macnaha:
- 1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.
- Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.

