waarig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld waariko.

waariko

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jaad likaha ka mid ah oo badanaa dundumooyiinka agtooda ka soo fuuro; barkiwaraabe. ld waarig.