waarikoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Jaad likaha ka mid ah oo badanaa dundumooyiinka agtooda ka soo fuuro; barkiwaraabe. ld waarig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waarigQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld waariko.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0