waaxid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah). 2. Mid ama kali.